Berbera: Xildhibaan Maxamed Abiib oo shir jaraaid kaga hadlay arrimo badan

Berbera-(Berberanews)-“Xarunta Dimuguraadiyada Ee Wadan Kasta Ugu Weyni Waa Xarunta Golaha Wakiilada, Sababta Laysugu Haystay Ee Xisbiyadu Isugu Eryanayeen Shirgudoonka Waa In Xisbi Waliba Siyaasadiisa Golaha Ka Fuliyo”Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Uu Bixiyay Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf