Xildhiban Cali Qaran oo sheegay in ajandaha laga saaray Xeerka ururada

Hargeys-(Berberanews)-Xildhibaan Cali Qaran oo ka mid Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku andacooday in ajandaha kal-fadhigooda labaad oo maanta furmay laga saaray Xeerka Furista Ururada iyo asxaabta Qaranka ee Xeer no 14.

Xildhibaan Cali waxa uu sidaa ku sheegay farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook.

Halkan ka akhriso ajandaha kal-fadhiga labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland.