Dirawal Hargeysa ugu xidhnaa Ey uu jiidhay oo dareenkiisa ka hadlay

Hargeysa(Berberanews)-Maalmahan waxaa hadal weyni ka dhalatau dirawal loo xidhay Ey qaali ah oo uu jiidhay, kuwaasoo Mulkiilaha eydaasi uu li sheegay inuu dalka debeddiisa ka keenay oo ay tobabar qabeen.

Kiisan oo ku cusub bulshada Somalida, ayaa doodo iyo dareenno kala duwan ka dhaliyay baraha bulshada iyo saxaafadda oo warbixinno kala duwan ka qortay.

Hadaba dirawalka arrintani ku dhacday oo imika xoriyaddiisa loo celiyay, Axmed Nuur Cabdiràxmaan Muxumed, ayaa markii u horaysay ka hadlay qaabkii ui eydaas u jiidhay iyo sida loo soo daayayba.

Halkan ka daawo.