Faysal C. Waraabe: Far baad qaniinteene, shantaba waad qaniini

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen, ayaa yidhi, “Far baad qaniinteene, shantaba waad qaniini”

“Waxaa inoo yaalla dalkeena 30 sano ayaynu meeraysanaynaa, 30kaa sano cidi inama haysatee inagaa ishaysana, oo aqoon darro iyo hoggaan xumaa ina haysata.”