Qaabkii Sannadkan Loo Xusay 18 May (SAWIRRO)

(Berbera news) Maanta oo ay ku beegan-tahay 26-guuradii ka soo wareegtay  markii ay Jamhuuryada Somaliland ka go’day Somaaliya, ayaa waxa sannadkan loo asteeyay in la ururiyo qaadhaan lagu taageerayo dadka ay Abaaruhu saameeyeen, waxaana hal ku dheg looga dhigay ( DABAAL-DEGA MAYDAN AYNU DARYEELNO DADKEENA)


 
 
 
 
 
 

Berbera news.