Hambalyo Meher Wacan: Yuusuf Khadar Cabdi iyo Sabaax Cabdi Maxamuud

Hambalyo Meher Wacan: Yuusuf Khadar Cabdi iyo Sabaax Cabdi Maxamuud
Maxamed Siciid C/laahi (Xarrago)
Caydaruus Ismaaciil Cabdi
Sidiiq Maxamuud Gahayr
C/risaaq Xaamud Caydiid
Shiine Cilmi Kaahin
C/fataax Ismaciil Mursal
Maxamed C/raxman Yaasiin
Jibriil Suldaan Maxamed
Maxamed Aadan Daahir
Saleebaan Maxamed Saleeban
Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Meherka 

Yuusuf Khadar Cabdi iyo Sabaax Cabdi Maxamuud

Oo meherkoodu Isniintii shalay ee Taariikhdu ku beegnayd 01, May 2017 ka dhacay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa, waxaannu leenahay Noqda Reerkii isku waara ee Ubad Khayr qabakala hela.
Aaamiin Aaamiin.