Xukuumadda Somaliland Oo Bulshada Uga Digtay Hilib Digaagga Iyo Liin Macaanta Laga Kala Keeno Masar Iyo Brazil

(Berbera news) Wasaarada ganacsiga Somaliland, ayaa shaacisay in la joojiyay Hilibka Digaaga ee laga soo waarido dalka Brazil iyo Liin macaanka oo laga keeno wadanka Masar, waxaana sidaasi Warbaahinta maanta u sheegay Wasiiru dawlaha Wasaarada ganacsiga Maxamuud Warsame Jaamac.

Halkan ka daawo.

Berbera news.