Guddida Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga La Bilaabayo Bixinta Kaadhadhka Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha

(Berbera news) Kulan ay maanta wada yeesheen guddida doorashooyinka iyo saddexda xisbi qaran waxay isla qaateen in 29 bishan la bilaabayo bixinta Kaadhadhka Diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland.

Guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo warbaahinta la hadlay waxa uu ku dhawaaqay wakhtiga ay bilaabmayso bixinta kaadhadhka Diiwaangelinta codbixinta.

HALKAN KA DAAWO

Berbera news