Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Digiin U Dirtay Cuqaaal Qaadacday Shidaal Sahaminta Laga Wado Bariga

(Berbera news) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha guddaha ee xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka Jaamac  Cabdilaahi Biin, ayaa farriin hanjabaad ah hawada u mariyay Cuqaal dhawaan qaadacday sahamin shidaal oo laga wado gobolada Saraar iyo Daad-madheedh.

Halkan ka daawo.

Berbera news.