Laasacaanood: Weftigii Xukuumadda Oo Kulamo La Qaatay Waxgaradka Gobolka Sool Iyo Qodobada Laga Wada Hadlay

(Berbera news) Waftigii Wasiirada ahaa ee ka socdayXxukuumadda Somaliland isla markaana socdaalka ku tagay magaalada Laascaanood, ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha,waxgaradka iyo guddida abaaraha ee gobolka Sool.
HALKAN KA DAAWO FAAH-FAAHINTA WARKAN.

Berbera news.