Ujeedada Dacwad Xisbiga UCID U Gudbiyay Guddida Doorashooyinka

(Berbera news) Masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa maanta dacwad u gudbiyeen gudida doorashooyinka Somaliland .

Dacwadan ayaa ah in ay guddida doorashooyinku u gudbiyaan Maxkamadda sare lix Xildhibaan oo bedeli doona  mudanayaal oo doorashadii golaha deeganka ugu soo baxay xisbigan oo dhawaan sheegay in ay ku biireen xisbiga tallada haya ee KULMIYE.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Berbera news.