Xildhibaan Qabile oo kashifay siro badan oo ku duugan saldhigga Milateri ee Xukuumaddu jujuubta ku wado-Daawo

Hargeysa-(Berberanews)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada eelaga soo doorto gobalka Saaxil  oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan saldhigaasi waxaana uu sheegay in saldhigaasi ay dabada ka wado dawlada Mareykanku.