Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Ka Jeediyay Munaasibaddii Uu Maanta Xilka Kula Wareegayay

Hargeysa,(Berberanews) — Gudoomiyaha Cusub ee Dallada SONYO  C/Casiis Siciid Saalax Oo Khubad ka Jeediyey Xafladii Uu Xilka Kula Wareegayey oo maanta ka dhacday Hotelka maansoor ee Magaaladda.