Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley Safiirada Somaliland ee dalalka dibeda + Video iyo Sawiro

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirada Somaliland u fadhiya Wadamada dibeda oo muddo laba maalmood ah uu tababar uga socday Hargeysa waana markii labaad ee ay kulmaan safiirada Somaliland