Muuse Biixi:Maxay wadaagaan Itoobiya iyo Somaliland?

Hargeysa(Berberanews)-Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay waxyaabaha ay wadaan dalalka Somaliland iyo Itoobiya, khudbad uu ka jeediyey xuska maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo xaflad loogu qabtay Hargeysa.