Xoghayii Khayraadka Debeeciga Ah Ee Xisbiga UCID, Mahamed Aden LIILAN Oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE-Daawo

Hargeysa-((Berberanews)-Safiirkii hore ee  Somaliland U Fadhiyi Jiray Dalka Norway Mahamed Aden Liilan Dawladii Riyaale Kadibna Galay Xisbiga UCID Loona Magacaabay Xoghayaha Khayraadka Dabeeciga Ah Ee Xisbiga UCID Ayaa Iska Casilay Toosna Ugu Biiray Xisbiga KULMIYE.

Ka Bogo Waraysigaas