“Kulmiye waanu joojinay wada hadalkii aanu ka fadhiyi waynay albaab garaacooda” Rooda Axmed Yaasiin

Hargeysa(Berberanews)-“Reer Kulmiye waxay yidhaahdaan dhaartii uunbaa noo hadhsan, isagoo odaygii wali aanu ka dagin kursiga. Waxaan leeyahay mar hadaad markhaatigii Faysal Cali Waraabe haysataan dee imika halaydin dhaariyo. Ilayn burburka ucid iyo musharaxnimada jamaal oo meesha ka baxda ayaad guul u qabtaan, kaalintayadii baanu taaganahay Kulmiye waanu joojinay wada hadalkii aanu ka fadhiyi waynay albaab garaacooda. Dhaqan xumadana waa lagu yaqaan”. Marwo Rooda Axmed Yaasiin