Maamulka Galmudug Oo Ka Jawaab celisay Go,aamo Putland Kasoo Saartay Gaadiidka Ukala Goosha Putland Iyo Koonfurta Somaliya

 
(Berberanews) Galmudug:      Maamulka Galmudug State Ayaa Ka Dareen Celiyay Go,aamo Ay Soo Saartay Maamulka PutlanD Kuwaasi Oo Ku Aadana Gaadiidka Ukala Goosha Putland Iyo Koonfuta Somaliya,
Kulan Ay Maanta Ku Yeesheen Magaalada Galkacayo Xubno Kamida Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug Oo Uu Horkacaye Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaasi AYaa Waxaa Kasoo Baxday Go,aamo Lagaga Jawaabayo Go,aankii Putland
 
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhamaystiran
 
 
https://www.youtube.com/watch?v=smc60yjWO0o
 
 

Berberanews    Office    Galkacayo