Isku aadka kooxaha u soo baxay koobka Yurub

Bbc-(Berberanews)-Isku aadka 16-ka kooxood ee u soo baxay wareegga xiga ee tartanka horyaalka qaramada Yurub:

Switzerland v Poland

Wales v Nothern Ireland

Croatia v Portugal

France v Repulic of Ireland

Germany v Slovakia

Hungary v Belgium

Italy v Spain

England v Iceland

Sabtida waxaa wada ciyaaraya kooxaha:

Switzerland iyo Poland 14:00

Wales iyo Northern Ireland 17:00

Croatia iyo Portugal 20:00

Axadda waxa iska hor imanaya kooxaha:

France iyo R. of Ireland 14:00

Germany iyo Slovakia 17:00

Hungary iyo Belgium 20:00

Isniinta waxaa is-arkaya kooxaha:

Italy iyo Spain 17:00

England iyo Iceland 20:00

Khamiista waxaa wada ciyaaraya:

Quarter-Finalist 1 iyo Quarter-Finalist 2 saacadda 20:00

Jimcaha waxaa ciyaaraya:

Quarter-Finalist 3 iyo Quarter-Finalist 4 saacadda 20:00

Sabtida 2-da July 2016

Quarter-Finalist 5 iyo Quarter-Finalist 6 20:00

Axadda 3-da July 2016

Quarter-Finalist 7 iyo Quarter-Finalist 8 20:00

Wednesday 6th July 2016

Semi-Finalist 1 iyo Semi-Finalist 2 saacadda 20:00

Khamiista 7-da July 2016

Semi-Finalist 3 iyo Semi-Finalist 4 saacadda 20:00

Axadda 10-ka July 2016

Finalist 1 iyo Finalist 2 saacadda 20:00

euro  2016