Fannaaniin ka kala timi London, Sweden iyo Findland oo wacdaro ka dhigi doona 20ka May Helsinki

18 May 2016 Dalka Finland Iyo Caisa Center The Culture In Finland.

Anigoo ah Guddoomiyaha Ictiraafraadinta Somaliland ee Dalka Finland Marwo Samia Muse Iyo Mudane Abdi Asis Isse oo Ah Producer Of Kultuurikeskus Caisa waxaa Sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qabeyb gashaan Sannad Guurada 25aad ee 18 May Somaliland 2016.

Waxaa Dabaal dega 18 May nagala qayb qaadan doona Fanaaniin dhallinyaro Ah oo nooga iman doona Dalalka London,Sweden iyo Finland oo habeenkaas wacdaro ka dhigi doona goobtaas, kuwaasoo ay ka mid yihiin  Fuad Ali Abdalla from London , Najiib Alfa Sweden , Aweys Yare Finland iyo Mubarak Yare Finland.13187848_10153767304333925_1900862791_n

Goobtu waa Xarunta Dhaqanka Findland Caisa Center The Culture In Finland.

Kultuuri Caisa Mikonkatu 17 00100 Helsinki

Jimcaha 20.05.2016 at 19:00-22:30

Wixii Fahfaahina Just INBOX.

Waxaa Munaasibadan noo Fududaysay Kultuurikeskus Caisa oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Helsinki oo qayeb libaax nagala qaadatay qabanqaabada 18 May 2016 E Finland. Kultuurikeskus Caisa waa Caisa Center Of Culture waxay Muddo 20 Sano xidhiidh fiican la leedahay Ajaanibta ku dhaqan dalka gaar ahaan Finland.

Happy 18 May Somaliland,

Welcome To Somaliland Independence Day 18 May 2016

Flags Are Waving

And Our Pride iIs High