Prosessor Gerard Prunier oo Ka Hadlaya Qaabka Ay Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah

Sweden-(Berberanews)-Prosessor Gerard Prunier oo Ka Hadlaya Qaabka Ay Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah Khudbad uu Ka Jeediyey Shirkii Baarlamaanka Sweden Ee Ay Soo Qaban Qaabiyeen Dallada Guud Ee Jaaliyadaha Somaliland Ee Dalka Sweden.