Xildhibaan Qabile oo Madaxweynaha ku eedeeyay inuu jebiyay Distoorka Qaranka

Hargeysa-(Berberanews)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Fashiliyay Sirta Ku Duugan Hakinta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha. Kuna Tilmaamay Sinaan La,aan iyo Cadaalad Daro Loo Gaystay Goboladii lagu Leeday ee Ugu Abaarta Xumaa. Madaxweynahu Wuxuu Jabiyay Qodobkii 129 Dhaarta Inuu Sinaan iyo Cadaalad Ku Xukumo. Sidoo Kale Wuxuu Banaanka Keenay Inuu Gudoomiyaha Guurtidu U Micilisanayo Muddo Kordhin 2aad. Shacabka Ha Ogaadaan Shirqoolka La Doonayo In Lagu Mijo Xaabinayo Dimuqraadiyada, Doorashooyinka, Diiwaangalinta iyo Geedi Socodka