“Maalintii Rayaale Madaxweyne Siilaanyo Xilka Ku Wareejinayay Wuxuu Ku Yidhi Waxaan Kugu Wareejinayaa Dal Iyo Dad Mid Ah, Maanta Weynu Arkaynaa Halka Aynu Marayno” Suldaan Xasan

Hargeysa  (Berbera news)  Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldan Xasan Suldan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo maanta ka hadlay kulan ay iskugu yimaadeen beelaha Sacad Muuse oo ay cambaaraynayeen xadhiga Salaadiin loo xidhay shaqaaqadii ka dhacday Lughaya, waxa uu ka hadlay arrimo kala duwan oo uu baaq ugu dirayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

Halkan ka dhagayso.


 

Berbera news. Hargeysa