Waa tuma Haweenayda noqotay shakhsiyada sanadka?

Bbc-Hogaamiyaha Jarmalka haweenayda Angela Merkel ayaa majallada Time ee dalka Maraykanku u magacawday inay noqota Shakhsiyada Sannadka 2015ka. Waa haweenayadii 4aad ee hesha abaalmarintaas ilaa laga soo bilaabo 1927.

Time ayaa ku bogaadiyey Hogaaminta Merkel oo meel qiimo leh iska taagatay xalinta dhibaatada muhaajiriinta iyo xaalada daymaha yurub , tafatariha Majaldda Time ayaa sheegtay Nancy Gibbs ayaa sheegtay inay tahay Angela Merkel siyaasigaa ku dhiiratay inay dadkeeda waydiisato waxaan siyaasiyiinta kale ku dhiiran karin.150607125723_obama_merkel_624x351_getty