Xildhibaan Indo Indho oo naqdiyay heshiiskii Djibouti

Hargeysa-(Berberanews)-Xildhibaan Maxamed Axmed Xasan Indho-Indho oo ka tirsan Golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shirkii  Magaalada Jabuuti ku dhexmaray Madaxweynayaasha Somaliland iyo somalia & kaalintii uu ka qaatay Madaxweynaha Jabuuti Md Ismaaciil cumar geelle.