DAAWO: “Berberaay Dulmiga Waad Ka Bixi, Xaqiinii Weli Maydaan Helin Oo Waad Ka Dulmantihiin” Faadumo Siciid

Berbera (Berbera news) Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo maanta Khubad ka jeedisay Munaasibad uu Xisbiga WADDANI u qabtay Taageerayaal ka soo baxay Xisbiga taladda haya ee KULMIYE, taas oo ka qabsoontay Magaaladda Berbera ayaa sheegtay in Shacabka reer Berbera ay Xaqoodda heli-doonaa.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.