Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Beelaha Sacad Muuse Oo Qaadacay Go’aankii Lagu Kala Reebay Muuse Biixi Iyo Labada Wasiir

Hargeysa (Berbera news) Qaar ka mid ah Madaxdhaqameedka Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa ayaa maanta Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Magaaladda Hargeysa waxay sheegeen in aanay aqbali-doonin Go’aankii ay Shalay Guddida HOODAALE ku kala reebtay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Sammaale iyo Wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, kuwaas ku loolamayay Musharaxnimadda Madaxtinimadda ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE.
 
https://i0.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/12/IMG_2309.jpg?w=696
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.