Dhagayso: Baanka Dhexe Oo Suuqa Ku Sii Daayay Lacag Hoos Loogu Dhigayo Qiimaha Sarifka Dollarka

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeeda ka dambaysa qaabka ay doonayaan inay hoos u dhigaan sixirka Dollarka oo muddooyinkii u dambeeyay hoos u dhacay, waxaanay Lacag ku sii daayeen Suuqa Sarifka Caasimadda Hargeysa.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.