Daawo: Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Shacabka Ku Bogaadiyay Munaasibadda Ciidda

Hargeysa (Berbera news) Wasiiradda Maaliyadda, Xanaanadda Xoolaha iyo Wasiiru Dawlaha Maaliyadda ayaa fariin ku aadan Hambalyadda Munaasibadda Ciiddal Adxa u diray Shacabka Somaliland iyo guud ahaan-ba Umadda Islaamka.
Halkan ka daawo.
 
 

Berbera news/Hargeysa