Dhagayso: “Waxba Ha Iga Daba Odhanina, I Kaalaya Xafiiskaygu-na Wuu Idiin Furan-yahay”Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa (Berbera news) Agaasimaha guud ee Todobaadkan uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo u magacaabay Wasaaraddaasi Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case) ayaa maanta xilkii la wareegay, waxaanu Shaqaalaha Wasaaraddaasi ka dalbadday inay la shaqeeyaan.
 
 
Halkan ka dhagayo.
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.