Dhagayso: Wasiir Ku Xigeenkii Amniga Oo Ka Waramay Ujeeddadii Ka Dambaysay Xil Ka Qaadistiisa

Hargeysa  (Berbera news ) Wasiir ku xigeenka amniga ee Wasaaradda Arrimaha guddaha Cabdilaahi Abokor Cismaan oo maanta xilkii ku wareejiyay Guddoomiyihii Gobolka Saaxil oo Todobaadkan Madaxweynuhu u magacaabay Xilkaasi ayaa ka waramay  ujeeddadii ka dambaysay inuu xilkiisa waayo.     Halkan ka dhagayso.

11031   Berbera news/Hargeysa