Hal qof oo loo xidhay Dab ka kacay Madaarka Hargeysa iyo sida loo bakhtiiyey

Hargeysa(Berberanews):-Waxa Shalay gellinkii danbe  Dab ka kacay luuqa u dhaxeeya labada tirminaal ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, halkaasoo uu ka socday Dhisme la donayeey in laysugu furo labada qaybood ee midna laga soo dego midna laga dhoofo, sida ay Aftahannews u xaqiijiyeen dad goob-joog u ahaa dhacdadaas.

Madaarka-Hargaysa-300x200

Meesha u dabku ka kacay ayaa la sheegay iney kusheen u ahayd kafateerayada qaybta laga Dhoofo .halkaas oo lagu kordhiyeey mid ka mida Terminaalada. Waxaana halka yaaley qashin lagu ururiyeey ka hor intaan shalay la dumin .ilaa hada ma cada cida samaysay am aka danbeysay in goobta dab ka kaco.

Balse waxa marki goobtaasi u Dabku ka kacay u Gurmaday Waaxda Dabdamiska Taaso la tacaashey inaan Dabku kusi fidin Dhismaha Madaarka Hargaysa Iyaago Markai danabe ku gulaystay inay bakhtiyaan Dabka.

madaarka Hargeysa

Warar lagu Kalsoonayahay Shabakada Berberpost u Xaqijiyeey in Boolisku u Xidheen midka ka mida shaqaalaha Maqaaxida ku dhex taal halka u Dabku  qabsaday .Kaasi oo lagu wado badhitaan la xidhiidha Sabaabta u Dabku halkaasi ugu dhashay.

Read More…