Dhinacyada Syria ku dagaalamay oo isku eedeyey gaaz sun ah oo loo adeegsaday magaalada Homs.

SYRIA(berberanews)Talafishinka qaranka dalka Syria ayaa sheegay in gaazka suntan ay falaagada dalkaasi ay u adeegsadeen magaalada Homs ee dalka Syria.

images (7)

Ugu yaraan 2-qof ayaa ku dhimatay 100-kalana way ku dhawacmeen waxana lagu daweenayaan cisbitaal ku yaala magaaladaasi.

Mucaaradka nafsad ahaantooda waxa ay sheegayan in ay arkeen diyaaradaha qumaatiga u kaca oo iyaga gantaalaha ay magalada ay ku ridayeen ay wateen suntan gaazka ah oo dad badan ay ku sumooween.

Xukuumada Dimishiq ayaa hada la kulmaysa cadadis kaga imaanaya beesha caalamka kaasi oo ku aadan suntan ay magaaladfa u adeegsatay.

 
images (6) images (1) thumb
 
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland