Dhagayso: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Sheegay In Si Rasmi Ah Uu U Dhaamadday Khilaafkii U Dhexeeyay Labaddiisa Guddoomiye Ku Xigeen.

Hargeysa (Berberanews)  Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo  maanta safar ugu baxay Dalka Finland ayaa sheegay inay sidoodii hore ay u wadda shaqayn doonaan labaddiisa Guddoomiye ku xigeen oo uu hore uga dhexeeyay khilaaf ay dhawaan soo af jareen Ergo ka socoday Golaha Guurtidda.

 Halkan ka dhagayso.

Berbera News/Hargeysa.

DSC00967