Layaabka Dunida:Lamaane Arooskooddu Ku Qabsaday Cisbital Gudihiisa

(berberanews) Felix Glenny iyo Cola Glenny ayaa noqday lamaanihii ugu horeeyay ee ku aqal galay isbitaal gudihiisa , waxaana ka soo qeyb galay Xaflada Arooska asxaabta labada lamaane iyo dadweyne kale oo layabanaa bal sida ay surtagal u noqon karto aroos lagu qabto isbitaal gudihiis madama aysan ahayn wax dhaca in isbitaal lagu qabto aroos.
aro_isbital_1-300x266
felix oo ah ninka arooska ayaa la xanuunsanayay tan bishiii noveembar ee sanadka kasarka caloosha ku dhaca kaas oo ugu danbeen keentay in uu ku fido dhamaan qeybaha kala gedisan ee jirkiisa, dhaqatiirta isbitaalka ayaana u sheegay in ninkaan uu sii noolaan karo isbuucyo kooban.
Haweeneyda aroosada ayaa sheegtay in gacaliyaheega ay qorshenayeen in kal horeba aqal galaan laakiin uu mashquul ku ahaa saaxiibkeed arimo shaqo.
aro_isbital_2-300x297
Felix iyo Cola ayay marki ugu horeesay waxa ay isku barteen goob laga dukaameesto sanadii 2010-ka dibna labadoodaba daremeen jaceyl deg deg ah in midba midka kale u uu qabo.
Sanadkii ugu horeesay ee wada nolashahooda saxibtinimo ayay qaaday Gabadhana uur iyadoo labo sano ka dibna qaaday uurkeedi labaad sidaana waxaa hada ugu jooga labo caruur ah.
ugu danbeen lamaanahan ayaa aqalgalkooda noqonayo mid sagootin ah oo waxba u faa’idin midkoodna madaama felix xaladiisa nooleed aad uga deeriyeen dhakhaatirta isbitaalka una sheegeen in rajadiisa ay aad u yartahay.
 berberanews-Dick
hargeaysa/somaliland