Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Cabdiwahaab Cali Jaamac

Innaa Lilaah wa innaa Ilayhi Raajucuun

Xildhibaan Axmed Daahir Axmed

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago)

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro)

Cali Jaamac Maxamed

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Rashiid Cali Sheekh

Carraale Maxamuud Jaamac

Xuseen Cali Nuur

Siciid Axmed Sh Cabdi

Jamaal Ibraahin Maxamed

Khadar Aadan Cabdillaahi

 

Waxaannu halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga diraynaa Cabdiwahaab Cali Jaamac oo Xaaskiisii Marxuumad Nimco Axmed Askaroo shalay ku geeriyootay Cusbitaalka Edna ee caasimadda Hargeysa.

Waxaannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuummadda Jannada Geeyo, sammir iyo iimaana ka siiyo Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo ehladeedii, qaraabadii iyo asxaabtii.

 

Aammiin, Aammiin