Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar

Berberanews-Fiyoolintii LA afuufay saacaddii u dambaysay ee uu degayay Markabkii weynaa ee Titanic qarni ka hor 1912kii oo ay ku naf waayeen in ka badan 1500 oo qof, ayaa la kala siistay qiime aad u sarreeya oo dhan 1.5 milyan dollar.
HALKAN KA DAAWO