Saddex qof oo ku dhaawacmay qarax gaadhi oo ka dhacay afaafka shirkadda Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha Muqdisho

August 15, 2013-(Berberanews) —Saddex qof oo uu ku jiro ganacsade lagu magacaabo Xuseen Goley ayaa ku dhaawacmay qarax lagu xidhay gaadhi uu lahaa ganacsadan oo ka dhacay maanta barqadii afaafka hore ee xarunta ugu weyn ee shirkadda Dahabshiil ay ku leedahay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Gaadhiga qarxay ayaa qarxay xilli ay ku dhex jireen … Continue reading Saddex qof oo ku dhaawacmay qarax gaadhi oo ka dhacay afaafka shirkadda Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha Muqdisho