Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

                        Tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland  Sul. Maxamed Sul C/qaadir

Ganacsade  Cali Axmed Maxamuud (Cali Waal)

Xildhibaan  Maxamuud Indhocase

Md. Ahmed Siciid Maxamed

Gudoomiyaha baanka berbera Mr. khaddar Dhoobaale

Maamulaha Madaarka berbera Mr Cumar  Sayid  Maxamed Aden

Md. C/qani Ismaciil Aw Aden(Bidhi)

Md. Siciid C/laahi (Magaalo)

Taliska Qaybta Bileyska Berbera Gaar ahaan Saldhiga Dekadda Berbera

Waxay Dhamaan  Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Geeridii ku  timid Marxuum Abiib Yuusuf  Maxamed Iyo Xisaabiyahii Gobolka Saaxil Marxuum .Cumar  Barkhad Dirir oo shil gaadhi ugu geeryooday Tuulada Xamaas ee Gobolka Saaxil

Waxa ay Gaar ahaan ka Tacsiyadaynayaan Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr.Xuseen Muxumed Xoog Iyo Qoyskiisa Iyo Caruurtii ay ka  Tageen labadaas  Marxuum Ilaahayna Naxariistii Jano Ha kaWaraabiyo

          Amiin…………….Amiin…………………Amiin…………………..Amiin……………….