Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Marxuum Chief-Caaqil Geedi Saleebaan Xirsi oo maanta ku geeriyoodey Hargeysa

 

 

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Xildhibaan Yuusuf Cali Nuur

Cabdillaahi Cali Nuur

Farxaan Axmed Cali

Axmed Yaasiin Samatar

Caaqil Cabd i Siciid

Caaqil Sugaal

Hugur Muuse Jamac

Cabdi Maxamed Ismaaciil(Cabdi-fariid)

Cali Saleebaan Ismaaciil

Siciid Cabdillaahi Maax

Maxamed Siciid Cabdillaahi

Caydaruus Ismaaciil Cabdi

Maxamed Cabdilaahi Ducaale

Axmed Cabdillaahi Ducaale

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ducaale

Qaasim Ismaaciil

Siciid Ismaaciil Bulaale

Maxamuud Cabdi Ciid

Axmed Cabdi Ciid

Cabdirisaaq Siciid Gadhle

Jamaal Siciid Gadhle

 

Dhammaantood masuulliyiinta iyo dadka kala duwan ee kor ku qorani waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ehlada, shacabka, iyo bulshada uu ka baxay Marxuum Chief-Caaqil Geedi Saleebaan Xirsi oo ka mid ahaa Chief-caaqilada Gobolka Saaxil oo maanta ku geeriyoodey Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa, laguna aasay Xabaalaha Naasa-hablood.

Waxaannu marxuumka Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehlada, qaraabada iyo mujtamaca uu ka baxayna sammir iyo Iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN.