DHAMMAAN JAALIYADDA SOMALILAND EE DALKA KENYA WAXA AY TACSI TIRAANYOLEHU DIRAYAAN GEERIDII MOHAMED AHMED NUR(INDHABUUR).

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun dhammaan jaaliyadda Somaliland ee dalka Kenya  waxa ay tacsi tiiranyo leh u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid safiirkii Somaliland u fadhiyay dalka Kenya marxuum Ahmed Mohamed Nur (indhabur),waxaanu ka tacsi yaynaynaa dhammaan qoyskii,qaraabadii,asxaabtii iyo dhammaan shacbi waynaha Somaliland geeridaa naxdinta leh eek u timid marxuumka.waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu janatul firdowsa ka waraabiyo.

 Run ahaantii waxa uu ahaa tiir culus oo ka baxay ummada Somaliland gaar ahaan jaliyadda Somaliland ee dalka Kenya,waxa tacsidan diraya dhamman xubnaha jaaliyadda ee hoos ku qoran

1.yusuf abdirahman abdullahi (gudomiyaha jaliyaddaSomalilandee dalkaKenya)

2.Mukhtar Aden Abdi(koshin) (G/kuxigeenka jaaliyadda somaliland ee dalkaKenya)

3.kaise hassan jamac

4.Hassan geedi cigal

5.mohamed jamac madar

5. shakir cabdillahi yasin

6.saaficalijamac

7. Mohamed farax dhamac

8.sh.sacad Mohamed sh.abubakar

9. mukhtar abdirahman haybe

10.yussuf doodi

11.calidhuux

12.jamac ismail cabdillahi

13.sh.saciid dirie mahamed

14.sh.farax abdi guled

15.Asha yusuf ahmed

16 ibrahmid ali geedi

17.khalid Mohamed abdirahaman

18 Adan hirsi ahmed

19 mohamed jirde

20 Abdicasis haaruun

21.Adan ismail ducale

22.jamac Mohamed iimaan

23.xamse abdirizack boosti

24. kaltuun jamac cigaal

25.Ismail said saleebaan

26 abdirizack amhmed saleban

27 yaxye ismail jimcale

28 rukia Abdullahi catoosh

29.Roda barre

30.haikal khalid

waxa dhamman xubnaha jaliyadu iyada oo halkan aan lagu soo koobi karayn ay tacsi u dirayaan marxuumka inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicun,ilhay janatul firdowza ha geeyo amiiin yaa rabi

Mukhtar Aden Abdi(koshin)

G/kuxigeenka jaaliyaddaSomalilandee dalkaKenya.

+254-721-622-438

koshinme@hotmail.com

Xafiiska jaaliyadaSomalilandee dalkaKenya.

Allaa Mahad Leh.