Tacsi: inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun

           
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca qoyaskayga reer Siciid Jaamac Yuusuf
ee reer Jaamac Yuusuf ilkaweyne, meel kastay joogaan ba  waxaanu tacsi u diraynaa
Reer Ciise Cawaale Huriwaa oo aanu ka tacsiyadaynayall alle ha naxariistee Cabdi Ciise
cawaale oo shalay 06.11.2011 ku geeriyooday  dalka Denmark. waxaan ilaahay uga
 baryaynaa  inuu naxariistii jano ka waraabiyo inaga samir iyo iimaan inaga siiyo,
 aamin, aamiin.
Siciid Jaamac yuusuf
Finland.