Hambalyo meher wacan



 
Hooyo faadumo  Aw Cabdi  Sheekh cisman
Abtiyo Aadanaw Aw Cabdi Sheikh
Xaliimo  Aw Cabdi Sheekh Cisman
Khadra Aw Cabdi Sheekh Cisman
Dhamaan Qoyska reer Aw Cabdi Sheekh Cismaan  waxay Hambalyo u dirayaan
Meherka Cumar Cuthman Rooble iyo Marwadiisa Sagal Fuaad Daahir oo isku mehersaday magaalada DJabuuti ee Dalka Djabuuti
Waxaanay leeyihiin Isku Waara Aamiin Aamiin.
 
Hambalyo Meher:
Asxaabta kala ah.
Cawil Muuse Jaamac
Maxamed Muse Cige
Abdisalaam Ahmed Aw Muse
AbdI xuseen
Abdi Salebaan Xasan boss
Ahmed Baashe Maxamed
Mahmuud ciise Maxamed
Abdikinsi  Ahmed Xaashi Xandulle(Abdikinsi)
Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Qoyska cusub ee
Mudane Cumar Cuthman Rooble iyo Marwo Sagal Fuaad Rooble
Oo meherkoodu ka dhacay Maanta Magalada DJabuti ee Caasimada Dalka DJabuti.
Waxaanay u rajeynayaan wiil iyo Caano gabadh iyo Caano