Dhammaan Xildhibaannadan iyo Dadkani Waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Saxardiid Xasan Xaduur oo ku geeriyooday Magaalada London

Xil. Siciid Cilmi Rooble, Xil. Yuusuf Cali Nuur, Xil. Maxamed Cumar Cabdi, Ch. Caaqil Geedi Saleebaan Ismaaciil, Caaqil. Cabdi Siciid Maxamed, Caaqil . Sugaal C/laahi Cajab, Jaamac Muuse Abokor, Cali Nuur Cilmi, Maxamuud Cali nuur, Maxamed Cali Nuur, Xasan Cali Nuur, Axmed Cali Nuur, dhamaan qoyska Reer Cali Nuur cilmi, Dhamaan Qoyska Reer Timir Jaamac, Idiris cabdilaahi Maxamuud, Cabdi faarax Cali Ibraahim Aadan Maxamuud, Dr. Maxamuud Ducaale Saleebaan (Talaabo) Dr. Maxamed Ismaciil Bulaale (Burco), Yuusuf Cartan Cawaale, C/laahi Maxamuud Axmed, Hugur Muuse, Siciid Ducaale Shire, Jamaal Siciid Maxamuud, Maxamuud cabdi Ciid, Cismaan Maxamed Ducaale, Sacad Maxamed Ducaale, Cabdi Xuseen-mareykan, Dhamaantoodba waxay Tacsi u Dirayaan Ilma Saxardiid Xasan Caduur iyo Hooyadood Milgo Warsame iyo Qoyskii, Qaraabadii, ehel iyo Axsaaba  intii uu ka baxay Rabi Naxariistiisa Jano haka waraabiyo eh Marxuum Saxardiid Xasan Xaduur oo Maanta Gelinkii Hore ku geeryooday Magaalada London ee Dalka boqortooyada Ingriiska.
 
Sidoo kale, hawlwadeennada shebekadda Berberanews waxay qaraabadii uu ka baxay ka Tacsiyadaynayaan Marxuum Saxardiid Xasan Xaduur oo ku geeriyooday Magaalada London ee Dalka boqortooyada Ingriiska.
Waxaanay Illaahay uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Axsaabtii uu ka baxay.
Aammiin………………..Aammiin……………….Aammiin……………….