Hal Qof Oo U Geeriyoodey Xannuun Aan La Aqoonsan Oo Berbera Ka Dilaacay

Berbera-(Berberanews)- Xanuun aan wali la aqoonsan waxa keenaya iyo waxa lagu kala qaadayo ayaa muddooyinkii u danbeeyay fara baas ku hayey dadwaynaha ku dhaqan gudaha magaalada Berbera kaas oo ilaa hada dadbadani u jiifan, halka wiil yarina uu caawa u geeriyoodeen.

Halkan Riix oo waka oo Dhammaystiran