Ma Ogtahay Saxaafada Iyo Qiimaheeda Miyaynaan Boosihii Wax Lagu Diri Jiray Ka maarmin

Ma Ogtahay Saxaafada Iyo Qiimaheeda


Miyaynaan Boosihii Wax Lagu Diri Jiray
Ka maarmin. Waxaan Umahad Celinayaa
Dhamaanba Saxaafada Magacyadoodu
Hosku Qoran yihiin Een Dadka Aan Kala
Gudbaynin Ee Sinaantiyo Cadaalda Ku Dhisan
By.Abw: Sidiiq Sh FaraxGabaar,
Guulaystayaalbaad Tihiin Ilay gabi Ahaantiine
Godaloolo Iyo Ceeb Marnaba Soma Galasaane
Marka Hore waxaan Salaamaya Dhamaan Saxaafada Sharafta Leh Ee Somaliland Iyo Shacaka Qaaliga Ah Meelkasto Ay Joogaanba Salaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.
Marka Labaad Waxaan Leeyahay Saxaafada Aad Iyo Aad Ayaad U Mahadsantiin Gaar Ahaan Mahadan Waxa Iska Leh Ilaahay Iyo Intaan Usoo Gudbiyo maqaalada Aan Baryahayn Dambe Sida Is Daba Jooga ah Ugu Soo Gudbiyo Iyo Sida Wanaagsan Ee Tixgalinta Mudan Ay Usoo Gud Biyaan Ayaan Uga Mahad Celinayaa Iyadoo Ay Yihii Maqaaladani  Aan Qoraa Qaar Aan Is Idhaahdo Bulshada Malaa Way U Faa Iidaynayaan.Dabcan Iyagoo Saxaafadu Ay Mahad Celintu Ku Jirto Dadaalka Iyo Dhamaanba Siday Bulshada Iyo Dalka Iyo Dawlada Ugu kala Gudbinayaan wararka Maqaalada Fariimaha Farxadaha Aroosyada Dhalashooyinka IWM Oo   Umaduba Ay Ka Maarantay Boostii Iyo Kharashkeediiba.Miyaanay Taasi Cadaynaynin Inay Bulsh Wayntu Ay Ku Baahi Beeshay
Oo Ay U Qalmaan Waxkasta Oo La Siiyo Waxtar Iyo Abaalmarinoba Saxaafadan Sharafta Lihi. Ana Isu Jawaabayee Way Uqalant
Waxaan Aad Iyo Aad Ugu Mahda Celinyaa Webabka Ama Saxaafadan Mar Walba Online ka Ah Ee Ku Dadaasha Inay Heegan U Noqdaan Wararka  Iyo Maqaalda Waxtarka U le Bulshada Reer Somaliland Marwalba Oo Aad Booqato waxaad Ugu Tagaysaa
warar Iyo Maqaalo Ku Raali Galiya Waxaan Idinleeyahay Gulaysta Abidkiin.Waakuwane Ogaada.
Hadhwanaag news.Caynaba news. Hargeysa Online.Togaherer.Net Qorulugud24 News.  Qorulugud News.Jamuuriya  Burcoonline
Bidhan News. Magudhe News.Timacade News ama Somalilandlonlive.news Saraar News Hargeysa News.Golisnews.
Waxaan Leeyahay Ilaahay Haydunka Abaal Mariyee Sidaas Kuwada Waad Helaysaan Abaalkiina Insha Allahu Ilaahay Haydin
Garabgalo Aamiin
Wabilaahi Towfiiq Ilaahay Ayay Mahadi U Sugnaatee
Al Xamdulilaahi rabil Caalamiin
By Abw:Sidiiq Sh farax gabaar
Oslo Noraway
Gaashaan_1986@hotmail.com